Goobe Video Production
Goobe Video Production
  • 379
  • 65 481 532
BILAN ARINTEEDI, JAAJUUSIINTI CUNSURIGA LA SHAQEEYAY OO LA KASHIFAY
WAXAAN SOO OGAANAY IN JAAJUUSIIN SOOMAALIYEED WAR U RAADSADEEN CUNSURIYIINTA SI EEY DHAQAALO UGA RAADSADAAN SOCIAL MEDIAHA.
Переглядів: 9 902

Відео

BILAN OSMAN OO XAQIIQDA KA HADASHAY
Переглядів 53 тис.3 місяці тому
BILAN OSMAN WAA GABAR SAXAAFIYAD CAAN AH OO DAGAAL KULA JIRTA XAGJIRADA SWEDEN. WAXEEY MUDO LA SOO SHAQEYSAY JOURNALKA EXPO OO KU CAAN BAXAY INUU SOO GUDBIYO XOGAHA CUNSURIYIINTA.
XISAABTA LINEAR INEQUALITY ALGEBRA PART 3
Переглядів 1 тис.7 місяців тому
Goobe Video Production waxaan ka biloownay inaan ka soo deyno maadada xisaabta oo aan u aragno ineey tahay horumarka shaqsi iyo wadanba. Waxaan ka bilaabeynaa meel hoose ilaa heer jaamacadeed. Algebra 1, Algebra 2, Pre-Calulus Iyo Calculus. Waxaadna kala socon doontaan channelkaan sitimaanki laba jeer haduu Ilaah ka raali noqdo...
LAKI HAJI OO WALI SOO INDHA ADAG IYO QEYBTI LABAAD EE ALGEBRA
Переглядів 15 тис.8 місяців тому
Goobe Video Production waxaan ka biloownay inaan ka soo deyno maadada xisaabta oo aan u aragno ineey tahay horumarka shaqsi iyo wadanba. Waxaan ka bilaabeynaa meel hoose ilaa heer jaamacadeed. Algebra 1, Algebra 2, Pre-Calulus Iyo Calculus. Waxaadna kala socon doontaan channelkaan sitimaanki laba jeer haduu Ilaah ka raali noqdo...
DHIMBIL JACAYL FILM CUSUB
Переглядів 23 тис.8 місяців тому
QISO XASNUUN BADAN OO BADANAA QABSATA DUMARKA.
LAKI IYO GOOBE MAXAA KALA QABSADAY QEYBTI KOOWAAD EE ALGEBRA
Переглядів 31 тис.8 місяців тому
Goobe Video Production waxaan ka biloownay inaan ka soo deyno maadada xisaabta oo aan u aragno ineey tahay horumarka shaqsi iyo wadanba. Waxaan ka bilaabeynaa meel hoose ilaa heer jaamacadeed. Algebra 1, Algebra 2, Pre-Calulus Iyo Calculus. Waxaadna kala socon doontaan channelkaan sitimaanki laba jeer haduu Ilaah ka raiali noqdo.
LAKI HAJI HEESTI CEELBUUR
Переглядів 8 тис.9 місяців тому
Waa hees loogu tala galay munaasabada Karanle Hawiye ee ka dhaceysa wadanka Switzerland.
LAKI HAJI HEES LOO QAADAY DUQA DEGMADA BOOSAASO
Переглядів 5 тис.9 місяців тому
HEES CUSUB OO LOO QAADAY DUQA DEGMADA BOOSAASO C/FATAH MOHAMED OSMAN(SHANLE).
PRANK NAXDIN BADAN OO KA OOHIYAY LAKI GABADHEEDA HANI
Переглядів 241 тис.9 місяців тому
PRANK
LAKI HAJI HEESTI DHUL UDUG SANAGUURADII 25AAD EE PUNTLAND LONDON UK
Переглядів 3,3 тис.11 місяців тому
SANAD GUURADI 25AAD EE PUNTLAND
DEEQA HOLLAND HEESTI MADAXWEYNE DENI SANAD GUURADI 25AAD EE PUNTLAND
Переглядів 1,9 тис.11 місяців тому
SANAD GUURADII 25AAD EE PUNTLAND
CALI UWAA--BILANEEY GALKACEYLKU WAA WAA WAA
Переглядів 3,8 тис.11 місяців тому
SANAD GUURADII 25AAD EE PUNTLAND
SALAX CARAB--NEW MASHUP SANAD GUURADI 25AAD EE PUNTLAND
Переглядів 1,3 тис.11 місяців тому
SANAD GUURADII 25AAD EE PUNTLAND
LAKI HAJI HEESTI HOYGII XADAARADA--XAFLADI PUNTLAND EE LONDON
Переглядів 1,9 тис.11 місяців тому
SANAD GUURADII 25AAD EE PUNTLAND
DEEQO HOLLAND HEESO MASHUP--SANAD GUURADI 25AAD PUNTLAND EE LONDON
Переглядів 2,8 тис.11 місяців тому
DEEQO HOLLAND HEESO MASHUP SANAD GUURADI 25AAD PUNTLAND EE LONDON
HEEDHE SOOLEEY SANAD GUURADII 25AAD PUNTLAND JAALIYADA UK
Переглядів 3,9 тис.11 місяців тому
HEEDHE SOOLEEY SANAD GUURADII 25AAD PUNTLAND JAALIYADA UK
CALI UWAA HEESTII DUULAYAALOW UWAA
Переглядів 4,7 тис.11 місяців тому
CALI UWAA HEESTII DUULAYAALOW UWAA
SUPER SALAX CARAB MASHUP SAAR--SANAD GUURADI 25AAD EE PUNTLAND
Переглядів 2 тис.11 місяців тому
SUPER SALAX CARAB MASHUP SAAR SANAD GUURADI 25AAD EE PUNTLAND
AAMINO DHOOL HEESTI ADAA SAAQAY DHIGA
Переглядів 3,9 тис.Рік тому
AAMINO DHOOL HEESTI ADAA SAAQAY DHIGA
LAKI HAJI CIID MUBAARAK
Переглядів 20 тис.Рік тому
LAKI HAJI CIID MUBAARAK
LAKI HAJI NASHIIDOWADAC WADAC
Переглядів 2,8 тис.Рік тому
LAKI HAJI NASHIIDOWADAC WADAC
NASHIIDO CUSUB---LAKI HAJI WACAYS
Переглядів 4,7 тис.Рік тому
NASHIIDO CUSUB LAKI HAJI WACAYS
LAKI HAJI MASHUP SHIDAN KU KICISAY SHACABKII XAFLSDA YIMID
Переглядів 5 тис.Рік тому
LAKI HAJI MASHUP SHIDAN KU KICISAY SHACABKII XAFLSDA YIMID
SURPRISE LAKI HAJI OO FILAN WAA LA ILMEESAY!
Переглядів 91 тис.Рік тому
SURPRISE LAKI HAJI OO FILAN WAA LA ILMEESAY!
LAKI H. WACAYS-HANTAQADA[LYRICS]
Переглядів 29 тис.Рік тому
LAKI H. WACAYS-HANTAQADA[LYRICS]
SHAKI QALADAADKA
Переглядів 37 тис.Рік тому
SHAKI QALADAADKA
SHAKI 45 DHAMAAD
Переглядів 139 тис.Рік тому
SHAKI 45 DHAMAAD
SHAKI 44
Переглядів 112 тис.2 роки тому
SHAKI 44
SHAKI 43
Переглядів 120 тис.2 роки тому
SHAKI 43
SHAKI 42
Переглядів 89 тис.2 роки тому
SHAKI 42

КОМЕНТАРІ

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 3 місяці тому

    Fanaanad isku badashay wariye

  • @halimoismailkarshe2127
    @halimoismailkarshe2127 3 місяці тому

    Masha alah laki xaaji mahadsanid dumaashi nooloow

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 3 місяці тому

    Walaahi waxaan aaminsan nahay arintaan Bilan inay Qeyr u tahay oo guul ay u tahay sababto ah Rabi ayaa nagu yiri waxa jiro waxaad shar u maleyso qeyr kuu ah,Maanta Bilan caalamka oo dhan ayaa hadal haayo,ogaaday shaqada weyn ee ay hayso❤GUUL BILAN❤

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 3 місяці тому

    Bilan❤❤❤❤

  • @khaliifhusseinmohamud9776
    @khaliifhusseinmohamud9776 3 місяці тому

    thanks for u info we support our sister ever time

  • @amataallah2026
    @amataallah2026 3 місяці тому

    Yasin halyey hadu yahay iska hubiya sababtu ula xiriiray Aad difaacdid amu islaha qofkase xaramka kaso afla gadeeyey hadu yahay asaga anigu ma arkine wanaag ulama u xiriirin bay ila hatahay al muhim wad difaacatay gabadhada lakiyey sida dooro madow cml fariid habaryar geesiyad ah

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 3 місяці тому

    Maansha Allaah hooyadaa iyo aabaheed Allaha barakeeya qoyskaan Allaha xafido.

  • @fotballontop
    @fotballontop 3 місяці тому

    Bilan guuleyso. Cid wax ku yeeli kartaa ma jirto, Soomaali oo dhan garabkaaga ayay taagan yihiin . Guuleyso. Ha niyad jabin , been abuur waxba kaama qaadi karto. Guuleyso ayaan ku leeyahay. Weriye adiguna waad mahadsan tahay, Guuleyso adiguna.

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 3 місяці тому

    Laki waad garab istaagtey waadna ku mahadsan tahey waayo gabadhaadoo kale somali inta garab istaagtey wey ku mahadsan yihiin .gabdhaan Allaha xafido,

  • @najma649
    @najma649 3 місяці тому

    hala soo dhigo kuligood duleystayaasha

  • @najma649
    @najma649 3 місяці тому

    waa runtood waa jaad cunayaal aan wax baran nimanka somaliyed oogabdhaha caaya waana duleeyste

  • @Teyzanaley
    @Teyzanaley 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Teyzanaley
    @Teyzanaley 3 місяці тому

    Bilan cadowgaaga u noolow

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 3 місяці тому

    Mahadsanid abayo Laki Xaji Wacays ❤❤❤❤❤

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 3 місяці тому

    Bilan allaha inoo xafido ❤.

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 3 місяці тому

    Viva Bilan❤❤❤❤ ,Laki, thank you so much for the information ❤❤❤❤

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 3 місяці тому

    BILAN BUREEQO"" EEDO KEEP GOING "" HOW JOOJIN CADOWGA"" HORUMARKAAGA KA XUN-((LAKI XAAJI ❤❤🙏🏻🙏🏻✅️))

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle3593 3 місяці тому

    Mashallah bilan illah baa ka taxdaray una soo diray bulshada ay ka dhalatay laakin dadkeena waxii xumaan waxay u arkaan wax fiican oo kama yaqyaqsadaan mida kale somali waxay tiraa afjooga looma adeego laki xaaji adiga ayaa nala soo wadaagay life ayaa ugu dhageesanay chennelka wariye cabdixamiid oo ayada iyo hooyadeed soo fariisiyay laakin dadka aqliga leh way arkan gabadha yar wax ay gasho inta xun oo social media views ka galay inay lacag kaga helaan waxba sumcadeeda uma dhimayaan waxaa arkayay mid TikTok soo fariisata oo calool xanuunka ka hadasha kuna soo gasho maryam wax ay soo qaadatay wareesigii waxayna ku hadlaysay aniga ayaa yaabay waa taa iyo wax la mid ah sorry bilan dadka somali qaarkod waa dad aan aqoon fiican laheen abaayo laki xaaji wacays waad mahad san tahay illah ha idinka hayo cadowga peace and love ❤️

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 3 місяці тому

    Guuleso Abaayo 🤲🏻🤲🏻❤️❤️❤️❤️

  • @mahadoali378
    @mahadoali378 3 місяці тому

    Bilan guuleyso weliga libaaxada Afrika ❤❤❤❤❤💪🏾💪❣️💖❤️💓🥰

  • @mahadoali378
    @mahadoali378 3 місяці тому

    Masha Allaha laki cadowga hajabo xabiibti ❤❤❤❤

  • @sanuracadeey2671
    @sanuracadeey2671 3 місяці тому

    Subxaan Allaha koobaad news. Maxaa qabiilkeeda loo sheegay, Somalinimo ma lihidaa ? 3:50 Bilan Cusmaan guul mashaAllah iyo Laki Haji Wacays

  • @MahadSaciid-wz5ob
    @MahadSaciid-wz5ob 3 місяці тому

    Warbixintii jacaylka walashey aanuisku aabahanay Silva xaska boqorka swedan gustav walasha mahad wagabadha sheegshegaysa riwayadi warbixinti jacaylka bilanosman aderuahay abtiuahay victoria abtiuahay wansalamay

  • @AbdifatahOmar-cc9op
    @AbdifatahOmar-cc9op 3 місяці тому

    Stay strong 4 ever

  • @AbdifatahOmar-cc9op
    @AbdifatahOmar-cc9op 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdikadir255
    @abdikadir255 3 місяці тому

    Wàadhilo difaacaysa dhilokale

    • @leylajiinoow2511
      @leylajiinoow2511 3 місяці тому

      Armaad Hooyadaa ku qaldeysaa iyadaa dhilaa aheyd oo sino kugu dhashee. Wacal inaad tahay hada ka hor aa dad ku yaqaan ku sheegeen.

  • @AbdifatahOmar-cc9op
    @AbdifatahOmar-cc9op 3 місяці тому

    Bilan we love you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-vd4ih4rt9f
    @user-vd4ih4rt9f 3 місяці тому

    Billan wall waligaba goleso

  • @shukrishire5286
    @shukrishire5286 3 місяці тому

    Bilan horay u soco, mamo

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 3 місяці тому

    Wlle laki xaji fursad wa siniin ee dhaman wada kashiif sida an channel kooda iska ilaa lino

  • @khaliifaaden
    @khaliifaaden 3 місяці тому

    Bilan osmaan guulayso kuwa aan caqliga la saaxiibka ahayn warkoodu soconmayo. mahadsanid Laki xaaji wacays .guulaysta♥♥ .

  • @user-np6ij6gm5v
    @user-np6ij6gm5v 3 місяці тому

    Maasha allah laki allaha ku xifdiyo ayaan iyo caruurteda allaha xafido 👍❤️

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 3 місяці тому

    Maashaa Allaah. Guuleeyso Laki Xaaji wacays Ha jabo oo ha khasaaro cadawga Bilan

  • @farhiaabdi47
    @farhiaabdi47 3 місяці тому

    Masha allah bilan waa gabar isku Filsan iskun kalsoon ninka xun aa galka ah cusuri ah bilan waa gabdha jacayla Somalinimad iyo diintad bilan ilaah ha ku barkeeyo waxba kama halabayo nin xun oo gaal ah waxb kama qaad karo 🌹😍❤️🌹🌹🌹🌹❤️❤️

  • @salmaanmoomin1138
    @salmaanmoomin1138 3 місяці тому

    Yasin sweden degan waa yaasiin halyey nin shiikha buu iskadhiga oo dumarka u hiiliya balse wuu ceeboobey viva bilan abti guuleyso

  • @farhiaabdi47
    @farhiaabdi47 3 місяці тому

    Asc laki haji my sister waan ku salaamay abaayo Somali inta xun ayaa badan war raga xumaanta u yeelayo gabdhood bilan 🌹😍Horta bilan waa gabdha ku daysho mudan bilan abaayo somalia hiilo ma gasho keep going my sweety ❤️🌹❤️🌹😍😍❤️

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 3 місяці тому

    Billan cidna waxba may yeeelin ee tuug baa qalday ..maaha wax wayn ..Waxaa jirta Maah maah Carbee Khud Cilmi laa ta,akhud Camalii......Xataa ayadoo la saaxiib ah hadana hadaanay Mabda,iisa ku Raacin ....dhib malaha Faalo dheer uma baahna ,....idikuna ha sii Faa,fininda ......

  • @galmudugonline5855
    @galmudugonline5855 3 місяці тому

    2024😢Yaa daawanaya dhoof😢 kama daaalo waa hees saamayn igu leh

  • @feynusdahir6720
    @feynusdahir6720 3 місяці тому

    Waa dad xanuunsan somali bilan horay u so kuwan ha jooni ha en bra framtiden till dig väldigt fint du hoppas att allt blir bra xabiibti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hassan-zt6dg
    @Hassan-zt6dg 3 місяці тому

    Wan ogayoo wuu ilgiirnaa! La yaab ma leh in gabadhan suuqa loogalo iyadoo la dqgqlneysa cunsiriyadda Sweden ama yurubba , sida awged dad Somali ku magqcaban baa uga darnaadey kuwii cunsiriyiinta ee ay la dagalameysey iyagoo qaab qabiil ahan ula dagalamey Lana jiraadey oo taageero lixad lehna oo dhaqale leh siiyey gaallkii cunsuriga ahaa iyagoo ujeedka ka dambeyn uu ahaa in gabqdhu ka Soo jeeddo qabiil Somali ah oo ay jeceleyn, walow xaasidnimada qabiilku somalia dhexdeda ahaa hadda qolyahan gabadhan naceyn u muujiyey waxayba ku Darren in xitaa galada la isku dacweeyo wase la waayeen oo waxay ku dhamaatey waxba kamq jiran wifi ay buunbuuninayeen oo gaalkkana ay dhaqalaha ku siiyeen in uu cwwbta gabadhan Soo gudbiyo waxba se maba uu hayo sidoo kale kiwi somalida sheegqnayana sidaw oo kale wad la weydeen ee xanunka idin hayo dawo malahane waa idin halaag.

  • @Asiahaji1
    @Asiahaji1 3 місяці тому

    Masha allah laki xaaji wacays aad baad ugu mahadsantahay sidaad gabadha ugu doodaysid bilan osmana inaan u doodno waa gar ❤

  • @marftoons5249
    @marftoons5249 3 місяці тому

    Asc, Walaasheen Bilan Allah ha xafido, laakiin waa in ay Cashar ka barataa Gaal in lala saaxiibo waxa ka dhalan kara, Allah u towbad keen Anaguna we are with you !!!

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 3 місяці тому

    Bilan allah ha ku xafido

  • @user-dx3cs7oj6r
    @user-dx3cs7oj6r 3 місяці тому

    Lkn waa iney xijaabataa gabadha si ay qalbigeda iyo sida ay diinteeda u difaaceyso hadal iyo dhaman

  • @roukiadaherqurux2956
    @roukiadaherqurux2956 3 місяці тому

    Masha allah hooyo tell her to keep coming because allah is here for every time don't worry my sister je vous souhaite une excellente pour toi ❤guul inchallah ✊🏽✊🏽

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 3 місяці тому

    Keep going Eedo

  • @munomaxamedcali550
    @munomaxamedcali550 3 місяці тому

    besar. Ninka. bartay. Beenawaakudhaamaakkkkkkkkk

  • @user-qj7rj8be7n
    @user-qj7rj8be7n 3 місяці тому

    Yaaa no macneya bilan warkeeda intaan aqaanay wey dhaaftee😂

  • @user-qj7rj8be7n
    @user-qj7rj8be7n 3 місяці тому

    Bulan wa wan taagersanahay gar iyo gardaro ee habarka jooji maamo dadku ma wada xuma